Närliggande information och relaterade länkar

Du är här:

Somaliska - Ku saabsan Sensus

Om Sensus

Waxaan idin soo bandhignay goobo lagu kulmo

Ururkayga waxaa ka heli karta goobabinta waxbarashada, koorsooyin, tababbaryada loo yaqaanno (diplomutbildningar), tababbarro gaar ahaan loogu talaggalay shirkadaha iyo muxaadarooyin. Teeda kale sannadka kasta waxaan soo bandhigna barnaamijyada dhaqamada kuwaasoo tiradooda ka badan 30 000.

Degmo kasto waxaan ku leenahay dhaqdhaqaaqyada aqoonta, kuwaasoo kala duwan, sida kuwa lagu horumariyo horseedyada shaqada (ledarutveckling), tababarrada xirfada, kooxaha wada-hadalka (samtalsgrupper) iyo dalka Iswiidan oo ah dal ku nool dhaqamo kala duwan, muusikada loo yaqaanno (rockmusik), muusikada kiniisadda (kyrkomusik) iyo madaysyo.

Waxaa toos noola soo xiriira dad rayid ah oo doonayo in qorshe wadjir ku dhaqaaqan, iyo ururro doonaayo in ay wadajir dhaqdhaqaaqyo noola bilaabaan.

Xitaa adiga ku soo-dhowoow dhaqdhaqaaqyadayda.